Sida Jirka Loogu Qurxiyo Digir Iyo Aloe Vera

Waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijkii  aad wada jeclaydeen ee Cooking With Hafsa.

Qeybtaan ayaa ku saabsan sida la iskugu qurxiyo digir iyo dacar (aloe vera), alaabtaan ayaa ka mid ah waxyaabaha sirta ah ee ay inta badan isku qurxiyaan dumarka Japanese-ka waxayna isticmaalayeen mudo 1200 sano ku dhawaad ah.

Faaidooyinka digirtu ay leedahay maqaarka jirka waxaa ka mid ah, way  dhalaalisaa oo way jilcisaa isla markaana way nadiifisaa maqaarka.

Faaidooyinka dacartu ay leedahay waxaa ka mid ah:

  • Waxay daawaysaa gubniinka qoraxda ay gaarsiiso maqaarka
  • way qoysaa maqaarka
  • waxay daawaysaa finanka wajiga (acne)
  • Waxay la dagaalantaa duuduubka jirka (wrinkles)

Check Also

cuntooyinka, dawada,

Cuntooyin Laga Helo Kijada Guryaheenna Oo Dawo Ahaan Loo Adeegsan Karo

Waxaa jira waxyaabo badan oo cunto ahaan aynu u isticmaalno laakiin in badan oo innaga …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *