VIDEO: Si Aad Uga Gudubtid Dhibaatooyinka Noolasha Ee Ku Haysta Qodobadaan Samee

Waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa qeyb ka mid ah casharadii  Machadka Horumarinta Bulshada iyo Tabaraada.

Machadkaan oo dhawaan la aas-aasay ayaa waxaa lagu soo bandhigaa casharo muhiim ah oo dhanka horumarinta bulshada ah  tusaale ahaan: sida   waqtiga looga faaidaysto, sida loo kasbado quluubta bulshada, sida qofku ku heli  kalsoonida naftiisa, sida qofku noolashiisa u habayn lahaa, sida loo dhiso mustaqbalka iyo qeybo kaloo badan.

Casharka maanta  ayaa ku saabsan sida loo maareeyo culaysyada iyo caqabadaha ama ciriiriyada ku yimaada noolasha. daryeelmagazine.com ayaa idin ka balan qaadaysa  inay  casharkaan idin soo gudbiso asbuuc walba haduu Alle idmo.

Daawasho wacan:

Check Also

Madoonaysaa dadku in ay ku Qadariyaan kuna Jeclaadaan?

Dabcan qof weliba waxa uu jecel yahay dadku in ay qadariyaan oo ay jeclaadaan .hadaba …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *