VIDEO: ROBOT Karin Kara 200 Oo Cunto Oo Kala Duwan Iyo Qaabka Uu Shaqaynayo

Tiknoolajiyada caalamku maalinba wax cusub ay ku soo kordhiyaan saynisyahano maskaxmaal ah, waxaana hada soo baxay ROBOT karin kara 2000 oo cunto oo kala duwan. Telefoonada caaqilka ah(smartphone) ayaa ROBOT-ka cuntada kaga dalbaysaa kadibna sidii aad rabtay ayuu kuugu karinayaa.

ROBOTKAN wuxuu suuqa caalamka la keeni doonaa 2017-ka oo qofkii raba oo awooda uu iibsan doono.

Hoos ka daawo qaabka ROBOT-kani u shaqeeyo

Check Also

adeegyada google

Haddii Aad Isticmaasho Adeegyada Google Sida Playstore, Gmail, Google Photos….

Ma isticmaashaa adeegyada kala duwan ee Google; Sida Baadhista, Email ka (Gmail), khariiradaha, kaydinta sawirrada, …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *