VIDEO: Hooyo Si Dagan Ugu Dhex Umushay Gaari Soconaya

Sheekadaan oo dad badan indhahooda soo jiidatay ayaa ku saabsan nin muuqaal ka duubay xaaskiisa oo si dagan ugu dhex umalaysa gaari soconaya. Hooyaadan ayaa dhashay cunug culayskiisu yahay 10lb

Lamaanahaan ayaa u socday isbitaal u jira mudo 45 daqiiqo ah, iyadoo aan weli la gaarin isbitaalka ayay hooyadu qeylisay dhowr mar waxayna dareentay in madaxa cunuga uu soo baxayo, hooyaadan oo saarnayd kursiga hore ee gaariga ayaa si tartiib ah surwaalka iskaga bixisay kadibna waxay iska soo jiitay cunuga. Ninka oo aad u farxay ayaa shanta siiyay (High Five) xaaskiisa waxaana uu yiri “waan ku guulaysanay”

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka:

Check Also

dhareerka caruurta

Dhareerka Caruurta Ee Siyaadada Ah

Waa Maxay Dhareerka Caruurta? Calyada waxay qabataa howlo lagama maarmaan ah. Waxay muhiim u tahay …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *