VIDEO: Gabar Somali Ah Oo Taariikh Iyo Rikoor Cusub Ka Dhigtay UK

autumn sharif

Autumn Sharif waa 19jir Somali ah isla markana iska leh cod aad u macaan ayaa soo kortay masraxa barnamijka The Voice ee qeybtisa UK.

Fanaanadan ayaa waxey ka qaaday barnamijkan heesta Katy B ee lagu dhaho ‘Crying for No Reason’. Barnaamijkan ayaa loogu tala galay iney ku soo shaac baxan dadka codka wanaagsan.

Autumn ayaa ku dhalatay Holland balse usoo wareegtay bariga London, Uk markey jirtay 8 sano. Dadka codkeead maqlay ayaa sheega in Autumn mustaqbal wanaagsan ku yeelan doonto fanka galbeedka.

Waxa ay ku biirtay kooxda Ricky ee barnaamijka.

Autumn ayaa aad loogu xasuusta heesteeda Utopia.

Hoos ka daawo Autum Sharif oo The Vioce UK ka qaadeysa Crying for No Reason:

 

Check Also

Dhageyso Hibo Nuura Oo Ku Dhawaaaqday Inay Fanka Isaga Baxday

Fanaannadda Caanka ee Soomaaliyeed Hibo Maxamed (Hibo nuura) ayaa sheegtay in ay go’aansatay in wejiga …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *