Video: Gabar Somali ah oo Shiikh weydiisay, Shiikhoow wax badan ayaan sinaystay ee ninkeyga ma u sheegaa??

Halkaan hoose waxaan idin kugu haynaa barnaamijka kulanka Shibili ee ka baxa telefishanka caalamiga ah ee Somali Channel.

Baarnaamijkaan ayaa ah mid diini ah oo  aad looga faaidaysto waxaa bulshada Somaliyeed ee dunida dacalaadeeda kala joogta suaalahooda  usoo  gudbiyaan bahda Somali Channel iyadoo Allaha inoo xifdiyee  Shiikh Shibili oo jawaabo waafi ah ka bixiyo.

Suuaalaha ayaa marar badan noqda kuwo xasaasi ah, suaalaha xalqadaan ayaa waxaa ka mid ah gabadh sheegaysa inay marar badan sinaysatay.

 

Check Also

Fruits-ka U Fiican Hooyada Uurka Leh

Xiliga uurka waxaa lagama maarmaan ah in hooyadu ay cunto cunnooyin nafaqo leh, kuwaasoo aan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *