VIDEO: Fanaanad Fanka Ka Toobad Keentay Balse Sidii Hore Si Ka Daran Kusoo Laabatay

Halkan hoose ka daawo fanaanada Hani UK oo dib ugu soo laabatey fanka, kadib markii ay horey u shaacisay in ay ka towbad keentay rabbina uu kaso hanuuniyay isla markaana ay dooratay dariiqa toosan ee diinta iyo barashadeeda.

Hani Uk oo ku dhawaad sanad ka maqneyd fanka, ka bixitaankeeda heesahana aan horey u baahinay kadib wareysi gaar ah, ayaa haatan door biday in ay kasoo muuqato masraxa heesaha weliba qeybta ugu hadal heynta badan ee muuqaalada, ayadoo soo duubtay muuqaal cusub oo aad uga duwan kuwii hore ee lagu yaqiinay.
Hani UK muuqaalkeeda cusub kama muuqato asturnaan iyo isbedelkii ay bilooyin
badan ka hor shaacisay

 

Check Also

qaneecada,qanaaco,

QANEECADA BINI’AADAMKA

Qaneecadu waa inuu qofku ku qanco waxa Alle (SW) uu qaybshay ,mu’minka dhabta ahna waa …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *