Cunto Fudud Oo Gabadhu Ay Saygeeda U Diyaarin Karto Habeenka Ay Rabto Kulankiisa

Kulanti wanaagsan waa markale iyo Cooking With Hafsa, qeybtaan ayaa ku saabsan sida loo sameeyo kalluun qaab casri ah loo shiilayo iyo bataati macaan oo lagu darayo toon iyo filfil.

Waa cunto fudud oo ay marwadu diyaarin kartaa habeenka ay rabto inay saygeeda gogogasha ku casuumto sidoo kale caruurtana way u fiicantahay cuntadaani sababtoo ah baatiga macaan waxaa ku jira vitamin A, C, D, B12, birta (iron), macdanta calcium, Magnesium iyo weliba borotiin.

Kaluunka nooca loo yaqaan Tilaapia aad ayuu u macaan yahay dhadhan ahaan waxaana uu leeyahay faaidooyin tiro badan oo dhanka caafimaadka ah waxaa ka mid ah,

  • Waxa uu dhisaa lafaha wuuna adkeeya
  • Waxaa u ka hortaga bararka kala goysyada jirka.
  • Waxaa uu yareeya calaamadaha gabowga,
  • Waxaa uu ka hortagaa noocyo ka mid ah cudurka kansarka
  • Waxaa uu xoojiya difaaca jirka
  • Waxaa uu kobciyaa caafimaadka timaha

Daawasho wanaagsan:

Check Also

Hilib Shiilan Oo Aad U Macaan

Assalaamu calekum, walaalaha qaaliga ah soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, waa mar …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *