VIDEO: Ciil badanaa, saxiibaday ninkeygii ayay ila guursatay kadibna anigii ayuu i furay….

Mid ka mid ah hablaha Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha ayaa umadda Somalida ka codsanaysa inay kala taliyaan arrin cajiib ah oo iyada haysata.

Haweeneeydaan ayaa sheegtay in gabar ay saxiibo ahaayeen tan iyo yaraantoodi ay ku samaysay arrin aysan ka filaynin tasoo ah inay la guursatay ninkeedii ay aadka u jeclayd.

Haweeneeydaan ayaa hada garoob ah, waxayna haysataa 3 caruur ah oo ay u dhashay ninkii saxiibadeed ay ka dul qaaday. Hooyadaan soomaaliyeed ayaa rabta in lagala taliyo  labadaan qodob midkii ay raaci lahayd:

1. inay guursato ninkii ay kala tageen saxiibkiisa oo iyada guur ka dalbaday?

2. Inay ku noqoto ninkeedii hore oo ay isku daydo inay kasoo  ceshato saxiibadeedii?

Hadaba maxaad kula talinaysaa hooyadaan Soomaaliyeed? Fikirkaagu waa muhiim, hoos kusoo qor

Check Also

Yaa Soo Diray Casumaadda? (QISO)

Lamaane dhalinyaro ah oo is guursaday ayaa degay guri cusub iyagoo ku camiray alaabo badan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *