VIDEO: Baro Sida Loo Sameeyo Maraq Nafaqo Iyo Caafimaad Badan

Akhristayaasha qiimaha badan ee ku xiran daryeelmagazine.com waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa qeyb ka mid ah casharadii cunto karinta ee Cooking With Hafsa.

Qeybtaan ayaa ku saabsan sida loo kariyo suugo macaan oo nafaqo leh waxaana inoo faaidaynaysa Hafsa Hassan. Daawasho wacan:

Check Also

Hilib Shiilan Oo Aad U Macaan

Assalaamu calekum, walaalaha qaaliga ah soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, waa mar …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *