VIDEO: Adigoo Jikadaada Ku Jira Isqurxi

Waa markale iyo barnaamijykii cunto karinta, nafaqayta iyo qurxinta jirka ee Cooking With Hafsa.

Hafsa Hassan ayaa qeybtaan inagu baraysa sida la iskugu qurxiyo bariiska iyo caanaha sidoo kale waxay inoo sharaxaysaa sida timaha looga joojiyo daadashada.

Ka faaidaysi wacan:

Check Also

Sirta Quruxda Maqaarka!! Ma maqashay Wali Collagen?

Collagen kollajeen waa maadda “Protein” brootiin ah oo jirkeenna kujira maaddadaa oo qaabilsan arrimo badan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *