Sida Wada Sheekaysi Loola Bilaabo Wiil Ama Gabadh Aanad Garanayn

Sideed ula bilaabi kartaa wada sheekaysi qof kugu cusub oo aanad garanayn? Maxay yihiin erayada ku haboon ee ay tahay inaad tidhaahdaa? Maxayse yihiin ficilada saxda ah ee ay tahay inaad qaadaa?

Muuqaalkan waxaan kuugu soo bandhigi doonaa talaabooyin si heersare ah kaaga caawin doona inaad hadasho wiil, gabadh ama qof aad isku cusub tihiin.

Ka faaidaysi wacan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *