Sida Qof La Isku Jeclaysiiyo

si kasoo horjeeda sida dad badani aaminsan yihiin jaceylka waa la kaantarooli karaa. Tan macnaheedu wuxuu yahay si ula kacuc ah ayaad qof usoo jiidan kartaa, ugana dhigi kartaa mid ku jecel islamarkaana jaceyl ugu abuuri kartaa adigoo raacay islamarkaana samaynaya ficilada saxda ah ee loo baahan yahay.

Muuqaalkan waxaan kuugu sheegi doonaa sida qof looga dhigo mid ku jecel.

 

Check Also

Points to consider before Getting Married

By: KERRY PETSINGER Source: Jamiatul Ulama My husband and I have been married for 10 years. Here …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *