Sida Wada Sheekaysi Loola Bilaabo Wiil Ama Gabadh Aanad Garanayn

Sideed ula bilaabi kartaa wada sheekaysi qof kugu cusub oo aanad garanayn? Maxay yihiin erayada ku haboon ee ay tahay inaad tidhaahdaa? Maxayse yihiin ficilada saxda ah ee ay tahay inaad qaadaa?

Muuqaalkan waxaan kuugu soo bandhigi doonaa talaabooyin si heersare ah kaaga caawin doona inaad hadasho wiil, gabadh ama qof aad isku cusub tihiin.

Ka faaidaysi wacan:

Check Also

Maxay Tahay Sababta Raggu U Guursadaan Dumarka Xun??

Hadaad go’aansatid inaad diintaada dhamaystirtid oo aad guursatid, tolow yaad guursan lahayd? Ma waxaad baadhi …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *