Sida Looga Hortago Calaamadaha Gabowga

Gabowgu waa marxalad sugaysa qof kasta oo adduunka ku nool haddii ay geeridu fursad siiso.

Waxa jira arrimo badan oo keena gabowga degdegga ah sida ay sheegaan bahda caafimaadku, kuwaas oo ay ka mid yihiin; cibaado la’aanta oo ay ugu mudan tahay salaad la’aantu, daroogooyinka, jimicsi la’aanta, baahida joogtada ah, cunto xumida, hurdo yaraanta, walbahaarka iyo culuysyada (stress-ka) qofka maskaxda kaga furma. Waxa inta badan la arkaa in qofba qofka uu ladan yahay amma wax roon yahay in noloshiidu ay bilic-roon tahay.

Hadaba maanta Hafza Hassan ayaa nala wadaagaysaa talooyin iyo alaab dabiici ah wejiga la marsan karo isla markaana ha kortagta calaamadaha gabowga ee maqaaarka jirka.

Alaabtaan ayaa ka kooban malab, caano iyo xulbad (fenugreek)

Daawasho wacan:

Check Also

quruxda indhaha

Waxyaabaha Dabiiciga ah ee Kordhiyo Caafimaadka iyo Quruxda Indhaha

Indhaha oo ka mid ah lixda dareeme ee aanu aadamuhu nolol maalmeedkiisa uga maarmi Karin, …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *