Sida Ilkaha Loogu Caddeeyo Dhuxusha

Waxaa jira dad badan oo raadiya siday ilkahooda u caddeyn lahaayeen, hadaba Hafza ayaa inoo tilmaamaysaa hab sahlan oo ilkaha loo caddeyn karo isla markaana kharash badan uusan kaaga baxayn

Habkaan waa mid dhaqan inoo ah oo mudo dheer dadkeenna Soomaaliyeed adeegsan jireen balse reer galbeedku dhawaan ay bilaabeen, Waa sida ilkaha loogu caddeeyo dhuxusha.

Dhakhaatiirta ayaa sheega inay dhuxushu tahay shay fiican oo ilkaha lagu nadiifin karo waxayna tirtirtaa madowga ilkaha ee ka imaan kara shaaha iyo kafeega.

Inta badan dhuxusha waxay taallaa isbitaallada waxaana loo adeegsadaa in lagu daweeyo sumowga cuntada (food poisoning).

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka:

Check Also

Nafaqo Uroon Tinta Jajabaysa

Waa nafaqo dabiici ah oo loogu talo galay iney kaa caawiso tinta jajabaysa taasoo laga …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *