Si Aad U Ogaato Ninka Kuu Qalma, TIJAABADAAN ADEEGSO

In aad hesho ninka munaasib kugu ah isla markaana leh tilmaamaha aad raadineyso waa arin adag waxa ayna taasi ku
keeneysaa in aad ku daasho . Hadaba daryeelmagazine.com waxa ay ku leedahay haddii aad dooneyso in aad ogaato tilmaamaha aad dooneyso in aad ka hesho qofka aad dooneyso tijaabadaan fiiri .

Tijaabooyin:

-Rag Noocee Ah Ayaad Ka Heshaa ? Nin Degan Nun Neerfoose Nin Iska Caadi Ah .

-Maalin Maku Fikirtay Waxa Aad Sameyneyso Marka Aad Ninkaada Is Qilaaftaan Ka Dib Guurkiina? Haa, si sahal ah ayaad u dalbaneysaa furiin . Maya , Hishiis Ayaad Gaareysaan .

-Kama aadan fikirin mana ka fikireyso mowduucaas illaa …

-Waxaad Tahay Adiga . Gabar Deggan Neerfoose ilaa xad Mid sabar badan isla markaana jirin wax ay daneyneyso

-Waxa Ugu Muhiimsan Ee Haatan Niyadda Kaaga Taagan. Wax Barasho . Helista Gacaliye Munaasib Ah . In Aad Arimahaada Ku Habeysato Waddo Wanaagsan .

-Arinta Ugu Weyn Maankaada Ku Taagan Waa… Mustaqbal . Xaaladda Hadda Taagan Waxii La Soo Dhaafay Ayaa Saameyn Kugu Leh

-Adiga Waxaad Tahay Nooca Haweenka… Kuwo Inta Badan Aan Banaanka U Bixin Nooc Jecel Dhafarka Kaliya Dantaada Ayaad Garaneysaa.

-Waxa Aad Aadka U Jeceshahay In Aad Sameyso: Daryeelka Guriga Iyo Cunno Karinta Soo Adeegsasho Ma Jirto Arin Gaar Ah .

-Waad Ka Ganuunaceysaa… Tusaale haddii gacaliyahaada uusan kuula soo xariirin maalintii Haddii aadan ka helin danta aad ka leedahay .

-Waxa Ugu Weyn Ee Kaa Cabsisiiya Marka Jaceylka La Joogo Waa . In aad weyso xabiibkaada . In aad weyso quruxdaada . In aad weyso ehelkaada

Natiijada:

Haddii jawaabahada oo dil yihiin jawaabta koowaad hadaba waxaad u baahan tahay nin fiican , qurxoon isla markaana doonaya in uu dhiso qoys jaceyl ku askuman Sidoo kale waxaad tahay shaqsi fiican oo dan ka leh arimaha guriga iyo dhamaan kuwo la xariira mustaqbalka .

Haddii jawaabahaada sidoo kale yihiin labaad iyo sedexaad waxaad tahay haweenka nooca aan ku qancin wax yar waxaana kugu haboon in aad doorato nin degan oo haddii aad doorato mid tilaamahaaga oo kale leh dabcan dhibaato ayaad faraha la galeysaa

Check Also

Yaa Soo Diray Casumaadda? (QISO)

Lamaane dhalinyaro ah oo is guursaday ayaa degay guri cusub iyagoo ku camiray alaabo badan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *