Shirkada Apple oo soo kordhisay barnaamij waxtar u leh caafimaadka qofka

shirkadda appleShirkada Apple ayaa shaca ka qaaday inay kuso kordhisay taleefoonadeeda gacanta barnaamijyo cusub si ay u qurxiso borogaraamyada ku dagsan mobeelada ay soo saarto.

Barnaamijyaddaan cusub oo ay soo saartay shirkada ayaa waxaa ka mid ah in uu qofka uu ka ogaan karo mobilkiisa inta tamar ama culeys uu lumiyay amaba kusooo kordhay jirkiisa iyo la socodka caafimaadkiisa.

Adeegaani cusub ay ku soo kordhiyeen shirkada Apple ayaa ah mid la soconaya dhaq-dhaqaaqa caafimaad oo adeegsanaya taleefanada ay soo saartay shirkadaasi.

Borogaraamyada ay soo kordhiyeen ayaa sidoo kale waxaa ka mid ah (Tinkerplay) oo loo isticmaali doono in wax lagu nashqadeeyo, iyo sido kale ( Atari fit) oo ah mid kaa saacidaya arrimaha habka jir dhiska.

Check Also

computer security computer-kaaga

5 Qodob Oo Computer-kaaga Ka dhigaya Secure

Tilmaamaha soo socodo waa kuwo kaa caawin karo in Computer-kaaga uu ka badbaado Viruses iyo …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *