Shirkada Acer Oo Soo Saaraysa Telefoon Ku Shaqaynaya Adeega Windows-ka

Acer_Liquid_M220Shirkada ku caanka ah soo saarista agabka ticnaloojiyada Ee Acer ayaa waxa ay shaaca ka qaaday in ay dhawaanahan suuqyada caalamka keeni doonto taleefan cusub oo ay ugu magac dartay Liquid M220 waana midkii ugu horeeyay ee noociisa oo kale ah oo ay soo saarto shirkada acer waana mid ku shaqeenaya ama adeega windowiz 8.1.

Taleefankan ayaa waxyaabaha laga xusi karo waxaa ka mid ah in shaashdiisu ay dhan tahay 4 mg iyo sidoo kale in taleefankaani cusub uu si ween ugu xirnaan doono adeegyada shirkada macrosoft oo kala ah OneDrive? ?Skype? iyo sidoo kale barnaamijyo kale oo cusub kuwaasi oo ay ka mid yihiin kuwa loo adeegsada maktabadaha.

Sidoo kale taleefankaani cusub ayaa waxyaabaha lagu xusi karo waxaa ka mid ah in ay ku borogaamsan yihiiy laba adeega sacadaha oo lagu magac daray Liquid Leap iyo Liquid Leap+ kuwaasi oo ku shaqeenaya adeega windowiz 8.1 islamarkaana loogu talagay in ay siwanaagsan ula socon karaan caafimaadka adeegsadaha adeegsanaya taleefanadan cusub oo ay dhawaan soo bandhigi doonto shirkada acer.

Check Also

computer security computer-kaaga

5 Qodob Oo Computer-kaaga Ka dhigaya Secure

Tilmaamaha soo socodo waa kuwo kaa caawin karo in Computer-kaaga uu ka badbaado Viruses iyo …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *