Shiikh Maxamed Idriis oo loo malaynayay in la dilay balse soo jawaabay

Wararka ka imaanaya Magaalada Mombassa ee Dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan in Halkaasi lagu dilay Mid kamid ah Wadaada ugu caansanaa magaaladaasi.

Shiikha La dilay ayaa lagu magacaabi jiray Shiikh Sh. Mohaed Idris dad badan oo Soomaali ah ayaa mooday wadaadka la dilay inuu shiikha soomaaliyeed Maxamed Idriis.

Shiikh Maxamed Idriis ayaa bogasiisa facebook uga jawaabay arrinkaan waxaana uu yiri sidaan:

 

Check Also

Fruits-ka U Fiican Hooyada Uurka Leh

Xiliga uurka waxaa lagama maarmaan ah in hooyadu ay cunto cunnooyin nafaqo leh, kuwaasoo aan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *