Sheekh Axmed Deedat Iyo Jawaabtii Cajiibka Ahayd!!

Axmed DeedatSheekh Axmed Deedat wuxuu mudo ka badan 40 sano waday Dacwada Islaamka, wuxuu doodo adag la galay rag badan oo hogaamiyaal Diimo kale sheegan jiray mar kastana ka guuleysan jiray. Wuxuu dhiirigeliyay, macalin & tusaalena u noqday Dr. Zakir Naik oo hada kaalintiisi buuxiyay. Wuxuu caan ku ahaa inuu si kulul ugu jawaabo cid kasta oo Diinta balad ka aaminsan ama si nacasnimo ah ula hadasha.

Nin baa maalin wuxuu ku yiri, “Dumarku waa sababta dhibaatada Aduunka.”

Wuxuu ugu jawaabay, “Haa waan kugu raacsanahay maxaa yeelay waxay 9 bilood u dhibtooday inay nacas adigoo kale ah aduunka keento si aad hada u tiraahdo dumarka ayaa ah sababta dhibaatooyinka…”

Allaha u Naxariisto Janadana geeyo Sheekh Axmed Deedat iyo Hooyo kasta.

W/Q: Farah Cawaash

Check Also

Mar Walba Oo Aad Dareento Culeys, Niyad Jab Iyo In Aan Ducadaada La Aqbalayn, AKHRISO SUURADAAN

Ma ogtahay in dawada ugu waxtarka badan, waxyeelana aan lahayn ee loo qaato stress-ka, welwelka, …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *