Scrub Korka U Fiican

scrub korka u fiican cooking hafzaKulanti wanaagsan, Cooking with Hafza maanta waxay idiin haysaa scrub korka u fiican oo gacmaha iyo wajiga lagu nadiifin karo. Scrub-kaan waa mid dabiici ah waxaana uu maqaarka ka ilaaliyaa qalaylka.

Scrub-kaan diyaarintiisu way sahlan tahay waana mid aad u udgoon oo aad bogi doontid caraftiisa waxaa laga samaynayaa alaab ka kooban:

  • Oranji
  • Nutmeg
  • Sonkor
  • Biyo
  • Dheg0 yare
  • Casiirka liin dhanaanta

Alaabtaan waa la isku wada darayaa, waxaa la karkarinayaa mudo 10 daqiiqo ah, guriga oo dhan way carfinaysaa. Kadibna waa shiidayaa, waxaa lagu darayaa mushaali, caag ayaad ku shuban kartaa. Waxaad ka helaysaa caraf maqaarkana wuu kuu jilcayaa.

Hadaba halkaan hoose ka daawo sida loo diyaariyo alaabtaan cajiibka ah.

Check Also

haaraha wajiga,

Sababaha Keena Haaraha Wajiga Iyo Sida Loo Goyn Karo

Haaraha wajiga ku samaysma waa cillad ku badan dhalinyarada khaasatan dumarka da’a dhexaadka ah.  Haaruhu …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *