Rumaanka Oo Ka Hortaga Calaamadaha Gabowga

rumaankaGeedka Rumaanka ayaa ka mid ah geedaha qadiimka ah ee laga helo dhulka guudkiisa., waxaana dalal badan oo Carabta ah looga yaqaana geedka jannada.

Baadhis lagu sameeyay ayaa lagu ogaaday inuu yahay  mid qani ku ah Faytamiino badan  oo kor u qaada difaaca qofka isla markaana ka caawiya ka hortegidda xanuunada.  Waxa kale oo ku jira geedkan faytamiino yareeya calaamadaha gabaowga.

Akhriso: 10 faaido oo laga helo rumaanka

Waxa la aaminsan yahay in Rumaanku yahay kuwa ugu wanaagsan geedaha ee  laga helo waxtar dabiici ah. Buurnida iyo subaga oo jidhka ayaa la sheegay iyagana inuu wax weyn ka taro.

Check Also

dhimista miisaanka

8 Cunto Oo Si Weyn U Caawiya Dhimista Miisaanka Iyo Kobcinta Caafimaadka

Buurnimada iyo miisaanka inta dabiiciga ah ka badani waxa ay ka mid yihiin dhibaatooyinka caafimaad …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *