Ha Dhawaaacin Qalbiyada Dadka

Ma isa su’aashay weligaa sidee baad qof dili kartaa adigoon hub haysan? sidee baad qof u gowrici kartaa adigoon mindi haysan?, sidee baad qof jar aad uga ridi kartaa uu dhulka ugu dhacaya adigoon aa riixin oo aan taaban?

Sidee baad sun u soo deynaysaa dadka dilaysa adigoon aan mas ahayn? sidee baad nabarrada u furi kartaa oo aad u jeexi kartaa adigoon haysan mindi? sidee baad sabab ugu noqon kartaa inuu qof habeen oo dhan uu soo jeedo oo hurdada indhihiisa aad ka kaxeysid isagoo murugaysan?

Halkaa hoose ka daawo muuqaalka:

Check Also

akhriska duuusta,

Cod Dheer Oo Wax Lagu Akhriyaa Waxay Leedahay Faa’idooyinkan!

Aamus in wax lagu arkhiyaa waa sida ugu habboon marka dad dhexdood la joogo, isla …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *