Qado Fudud Oo Ay Samaysan Karaan Dhalinyarada Iskaabulada Ah

Kulanti wacan, waa markale iyo Cooking With Hafza, qeybtaan ayaa ku saabsan sida dhalinyaradu gaar ahaan kuwa iskaabulada ah ay u samaysan karaan qado fudud.

Hafza ayaa nagu dhiiragelisa inaan la daadin haraaga cuntada sida digaaga. Qadaadaan ayaa laga samaynayaa digaag haraa ah, khudaar kala duwan, xawaashiyaad kala nooc ah iyo bariis, wayna fududuhay diyaarinteedu.

Daawasho wacan:

 

Check Also

maraq, suugo, cooking with hafza

MARAQ MACAAN: Moos Iyo Caano Qumbe

Kusoo dhawaada Cooking With Hafza, maanta waxay idiin haysaa maraq cajiib ah oo laga samaynayo …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *