Qado Laga Samaynayo Bariis iyo Digaag

bariis iyo digaagMaanta waxaan idiin haynaa qado cajiib ah oo laga samaynayo bariis iyo digaag iyo weliba khudaar.

Qaabka diyaarinta digaaga iyo khudaarta:

Waxaa loo baahan yahay:

  • Saliida canola oil
  • Digaag
  • Hayl shiidan
  • Nutmeg
  • cusbo
  • Kabsar caleen
  • Sanjabiil
  • Basal
  • Toon
  • Barbarooniga guduud oo shiidan
  • Huruud
  • Baradho
  • Dabocase (carrot)
  • 1 Koob oo biyo ah
  • Eggplant
  • Yaanyo fresh ah
  • Barbarooni

Waa la isku huurinayaa bariiskana gooni ayaa karinayaa.

Qaabka diyaarinta bariiska:

waxaa la isku darayaa

  • 2 Qaado oo saliida canola ah
  • 2 Koob oo bariis ah
  • 1 Qaado cusbo ah
  • 1 Qaado oo huruud ah
  • 4 Koob oo biyo ah
  • Mint

Waa isku karinayaa dabkana waa loo gaabinayaa.

Halkaa waxaa kaaga soo bixayaa bariis iyo suugo cajiib ah oo aad u macaan, waxaad ku gooni u diyaarsan kartaa ansaalo.

Daawo muuqaalka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *