Orodka Iyo Caafimaadka

orodkaHadaad ka mid tahay dadka jecel orodka waxaad tahay qof nasiib badan hadaad kamid tahay dadka aan jecleyn orodka markaad qormadaan akhrisid waxaa hubaal ah inaad jeclaan doontid orodka , hadaba wax ka ogow faaiidooyinbka caafimaadka orodku uleeyahay jirka baniadamka:

1- waxaa uu qofka ka caawinaaya inuu dhimo culeyska jirkiisa ama uu miisaankiisa yareeyo

2- waxa uu ilaaliyaa caafimaadka lafaha iyo kalagooysyada jirka

3- waxa uu xoojinaaya awooda caqliga ama maskaxda

4- waxa uu wanaajinaaya wareega dhiiga ee wadnaha

5- waxa uu yareeynaya murugada qofka

6- waxa uu yareeyaa inuu qofku qaado cudurka kansarka , daraasad badan oo la sameeyay  ayaa waxaa lagu ogaaday in khatarta kudhicista cudurada kansarka keena sida  kansarka naaska ,kansarka sambabka,kansarka caloosha)

8- waxa uu yareeya khatarka kudhicida cudurka sokorta ee inta badan bulshada ku dhaca

9 – waxa uu maqaarka siiyaa caafimaad aad u sareeya , maxaa yeelay orordku waxa uu keena dhidid kaas oo jirka ka saaraya suinta iyo nabarada jirka kasoo baxaaya

Waxaa diyaariyay: Dr. Usaama Cismaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *