Mobile-ka iPhone 7 Oo La Ogaaday In Uusan Jaajar Kaaga Baahnayn

iPhone 7 conceptShirkada Aple ee dalka maraykanka ayaa hormar ka samaysay dhanka hormarinta telefoonada sida MacBook, iPhone, ipad iyo Apple Watch.

Shirkada ayaa shaaca ka qaaday in dhamaan talaeefanadeeda ay ku soo xiri doonto shaashad wada solar taas oo u suuro galintanaysa in taleefanku uu kaligiis is jaajareeyo waqtiga maalintii ah.

Arinkaan ayaa qofka fursad u sinaya inuu dooqiisa ka ciyaaro hadii uu doonana uu jaajar galiyo taleefankiisa hadii uu doonana uu qoraxda ku jaajaraysto taas oo ah hormar wayn.

Hadii sifiican loo hergaliyo qorshahaan waxaa la filayaa in batariga iPhone 7 iyo taleefanada kaleba ay awood u heli doonaan inay si aan kala go’a lahyan u shaqeeyaan mudo ka badan hal maalin.

Check Also

talooyin talefankaaga gacanta

Talooyin Kaa Caawinaya Inaad Yareyso Lacagta Internet-ka Ee talefankaagu Isticmaalo

Wargeyska Caanka ah ee Star oo ka soo baxa dalka Turkiga ayaa dhowaan qoray talooyin …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *