Maxay farta dhakhaatiirtu u Tahay mid Qoraakeeda aan La Fahmayn

Farta ay qoraan dhakhaatiirtu waxay mudo ahayd mid aan si wacan loo fahmi karin taasoo markaad aragto kuula muuqanaysa warqad uu qof ku feegaaray oo kale waxa aynu aragnaa xarriijimo isku darsamaya macnahooda iyo meesha kalmadu ka bilaabanayso iyo halka ay ku dhamaanayso.

Foolxumada Farta Dhakhaatiirta:

Dhakhaatiirta waa dadka ugu wax qorista badan caalamka, daawo kaliya ma qoraan oo wax kasto ay sameeyaan waa inay qoraal ahaan u reebaan, marka qorista oo badan awgeed iyo howsha sugayso iyo dedegta la rabo inu u qabto, waxay dantu ku qasabtaa inuu fududeesto qorista farta, isagoo ku badalayo xarfaha qaar  xariiqin ama jiidis, waana sida badanaa ka muuqato warqadaha daawooyinka lagu qoro.
Kullamaa uu dhakhtarku shaqadiisu ama wax qoristiisu badan tahay, fartiisu way ka foolxun tahay dhakhtarka kale.

Hadaba kalkaan hoose ka daawo muuqaalka Ustaad Hussein Kurdi oo arrintaan si fiican u sharraxaya:

Check Also

Si Dabiici Ah Uga Nadiifi Beerkaaga Sunta

Beerkeenu wuxuu maalin walba si adag uga shaqeeyaa sidii uu jidhka uga difaaci lahaa dhibaatooyinka …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *