Maxaad Taqaan Shakhsiyaadka Ugu Nasiibka Xun Fanaaniinta Caanka Ah

nasiibXiddigha Chris Brown & Rihanna oo muda sanad ah laga joogo markii xariirkooda bur buray ayaa hugaanka u haya lamaanayaasha aduunka ugu nasiibka xumaa.

Labada Xiddig ayaa xariir lahaa muda dhoor sano ah waxa ayna noqdeen kuwii ugu nasiibka xumaa caalamka maadama xariirkooda uu guul daraystay oo ka faa,idaysan waayeen.

Tyga & Balc Chyna ayaa soo galay kaalinta labaad ee lamanayaashii guul daraystay waxana sidoo kale xiddigaha ka mid noqday Selena Gomez iyo Justin Bieber oo xariirkooda bur buray dhawaan.

Mucaashaqiin badan ayaa ku guul daraystay jacaylkooda waxaana Xiddigaha ka mid ah Wiz khaliifa iyo Amber Rose halka kuwa kale oo badana xaladooda xun tahay.

Liiska la soo saaray ayaa waxaa ka dhax muuqday Xidddiga badan waxaana xubnaha aadka looga xusay ka mid ahaa Chris Brown Rihanna iyo Justin Bieber iyo Selena Gomez.

Xigasho: filmsheeg.com

Check Also

VIDEO: Gabar Somali Ah Oo Taariikh Iyo Rikoor Cusub Ka Dhigtay UK

Autumn Sharif waa 19jir Somali ah isla markana iska leh cod aad u macaan ayaa …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *