Maxaad Ka Taqaan Adobe Photoshop CS 6

adobe photoshop cs6Barnaamijka Adobe Photoshop waxaa isticmaala dadka xirfadda u leh graphic design tusaale ahaan qurxinta sawirada, sida loo abuuro naqshado kala duwan,.

Waxaa si wayn Photo shop u isticmaala sawir qaadayaasha (Photographers) waxayna ku hagaajistaan sawirada, sida kalarka, background ka, waxaa iyaguna isticmaala software-kaan dadka naqshadeeya mareegaha (websites).

Hadii ku isticmaasho barnaamijkaan waxaa hubaal ah inaad tahay qof ku xeeldheer sawirada iyo hagaajintooda. Barnaamijkaan waxaad kasoo degsan kartaa website-ka shirkadda Adobe.

Haduu Eebe Raali ka noqdo waxaan idiin soo gudbin doonaa casharro muuqaallo iyo qoraallo isla socda ah oo ku saabsan siyaabaha loo soo isticaamalo barnaamijka software-ka ah ee Adobe Photoshop CS.

Check Also

adeegyada google

Haddii Aad Isticmaasho Adeegyada Google Sida Playstore, Gmail, Google Photos….

Ma isticmaashaa adeegyada kala duwan ee Google; Sida Baadhista, Email ka (Gmail), khariiradaha, kaydinta sawirrada, …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *