Maxaa Ku Dhacaya Jidhkaaga Haddii Aad Maalin Kasta Cunto 3 Xabbo Oo Timir Ah??

Maxaa ku dhacaya jidhkaaga haddii aad maalin walba Cunto 3 xabo timir ah

Marka laga yimaado macaanka iyo dhadhanka fiican ee ay leedahay timirtu, waxay qani ku tahay oo ku jiro macdano farabadan kuwaasi oo faa’idoyin waaweyn oo caafimaadka leh. Timirta waxaa aad ugu badan macdanta iron ama birta, sidoo kale waxay qani ku tahay oo laga helaa potassium,protein,calcium, vitamin A, Vitamin B iyo Vitamin C.

Muuqaalkan waxaan kuugu sheegi doonaa 8 Sababood Ay Tahay inaad timir maalin walba u cunto.

Check Also

Noocyo Cuntada Ka Mid Ah Oo Ragga U Wanaagsan

In kasta oo si guud cuntooyinka waxtarka caafimaad leh ay u siman yihiin ragga iyo …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *