Maxaa Jidhkaaga Ku Dhacaya Hadaad Maalin Kasta Cuntid Karooto Ama Dabo-Case (Carrot)?

Karootadu waxay ka mid tahay cuntooyinka ugu caansan uguna waxtarka badan dhanka caafimaadka ee laga isticmaalo guud ahaan caalamka. karootadu waxay leedahay faa’idooyin badan oo aan ahayn kaliya in aragga ay wax u tarto.

Hadaba muuqaalka ka baro 9 faa’iido oo cajiib ah oo karootadu u leedahay caafimaadka jidhkeenna:

 

Check Also

dhimista miisaanka

8 Cunto Oo Si Weyn U Caawiya Dhimista Miisaanka Iyo Kobcinta Caafimaadka

Buurnimada iyo miisaanka inta dabiiciga ah ka badani waxa ay ka mid yihiin dhibaatooyinka caafimaad …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *