MASHA ALLAH, Daawo Janet Jackson Oo Muslintay Gabi Ahaana Fanka Isaga Baxday

Heesaagiii caanka ahaa ee micheal jackson walaasii oo iyaduna heesi jirtay, kana caan ahayd daafaha caalamka oo dhan ayaa si lama filaana ugu soo biirtay diinta islaamka markii ay guursaday nin muslim ah oo billionare ah  iyadoo magaceediina u badashay magac muslim.

jannet jackson

Jannet Jackson ayaa waxay guursatay nin muslim ah oo taajir ah oo ku nool Bariga Dhexe . Ninkaan ayaa lagu magacaabaa Wissam Al Mana

jannet jackson 4

Fanaanadaan ayaa hada waxay degentahay wadanka Qatarjannet jackson 3

jannet jackson 2

Halkaan hoose ka daawo video-ga:

Check Also

Yaa Soo Diray Casumaadda? (QISO)

Lamaane dhalinyaro ah oo is guursaday ayaa degay guri cusub iyagoo ku camiray alaabo badan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *