Maraq Nafaqo Badan Oo Laga Samaynayo Misir (lentil Soup)

maraq nafaqo badanMisirtu Waxaa cunto nafaqo badan. Wa ilo wanaagsan oo laga helo macdanta potassium, Kalshiyaam, zinc, niacin iyo vitamin K, misirtu waxay si gaar ah qani ugu tahay Fiber, borotiin, folate iyo birta (iron).

Cuntooyinka nafaqada badan sida misirta waxay yareeyaan khatarta dhibaatooyin badan oo caafimaad. Cuntooyinka fiber qaniga ku ah sida misirta waxay caawiyaan ka hortagga faaliga, wadne xanuunka, macaanka, iyo dhiig karka

Misirta aad ayay u dhib yartahay diyaarinteeda waqti dheerna uma baahna sida noocyada kale ee migirta.

Sida looga sameeyo maraq nafaqo badan:

Waxaa loo baahan yahay:

  • Dabocase (carrot)
  • Yaanyo
  • Kabsar caleen
  • Toon
  • Basal
  • 1 Qaado oo saliid saytuun ah
  • Misir
  • 2 Xabbo oo basbaas ah
  • cusbo

Ka faaidayso habka diyaarinta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *