Maraq Cayilka Rida Caafimaadkana U Roon

maraq cooking with hafzaKulanti wanaagsan waa qeyb kale iyo Cooking With Hafza, maanta waxay Hafza nala wadaagaysaa maraq si fudud loo samaynayo oo cayilka yareeya.

Maraqaan ayaa laga samaynayaa digirta loo yaqaan Chickpea iyo khudaar kala duwan. Digirtaan waxaa ku jira vitamins iyo minerals muhiim ah oo horumariya caafimaadka dadka.

Faaidooyinka digirta Chickpea  waxaa ka mid ah, waxay wanaajisaa caafimaadka lafaha, wadnaha iyo beerka, waxay ka hortagaa kansarka, waxay hoos u dhiigtaaa cadaadiska dhiiga, heerka cholesteralka dhiiga , sidoo kale waxay yareysaa miisaanka jirka.

Diyaarinta maraqa:

Waxaad u baahan tahay:

  • Bocorka loo yaqaan zucchini,
  • Yaanyo
  • Basal
  • Digirta chick pea
  • Toon

Daawo sida fudud ee loo diyaarinayo alaabtaan:

Check Also

Hilib Shiilan Oo Aad U Macaan

Assalaamu calekum, walaalaha qaaliga ah soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, waa mar …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *