Maraq Caafimaadka Guud Ee Qofka Wanaajiya, Cayilkana La Dagaalama

maraq caafimaadka wanaajiyaDigirta salbuukada waxay leedahay faaidooyin badan oo dhanka caafimaadka ah, waxaa ku badan borotiin, fiber iyo antioxidants. Digirtaan waxaa kaloo ay qani ku tahay macdanta potassium, magnesium, zinc iyo qaar ka mid ah faytamiinada B.

Waxtarkeeda waxaa ka mid ah:

  • Digirta salbuukada waxay hoos u dhigtaa cholesterol-ka xun waxayna ka hortagtaa wadne xanuunka.
  • Salbuukada waxay caawisaa hoos u dhigida dhiig karka.
  • Digirtaan waxaa ku jira Antioxidants la dagaalama koritaanka kansarka.
  • Salbuukada waxay daawo u noqon kartaa cudurka macaanka gaar ahaan nooca labaad (Type 2 Diabetes).
  • Digirtaan waxay xoojisaa habdhiska difaaca jirka sababtoo ah waxaa ku jira maadooyin phytonutrients  ah oo la dagaalama fayruusyada, bakteeriyada, qabowga, finanka, cuncunka iyo qaar kaloo badan.
  • Salbuukada waxay la daagaalantaa cayilka waxayna caawisaa miisaan dhimista.
  • Salbuukadu waxay caawisaa xanuunka ka horeeya dhiiga caadada (Premenstrual Syndrome).

Hadaba halkaan ka hoose ka daawo sida maraq caafimaadka u fiican looga sameeyo digirta salbuukada:

Check Also

Hilib Shiilan Oo Aad U Macaan

Assalaamu calekum, walaalaha qaaliga ah soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, waa mar …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *