Maxaad Ka Taqaanaa Gabadha Ubax La Yiraahdo Ee Ku Caan Baxday Xaragada, (SAWIRRO)

Ubax Hassan ayaa ah gabadh ku dhalatay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay. Dhibaatadii ka dhalatay dagaalka sokeeye ayaa Ubah Hassan waxa ay noqotay qoxooti u kacay qurbaha. Ubax iyo ehelkeeda oo waqti dheer kala manqnaa qaxa dartiis ayaa waxa ay ugu dambayntii ku kulmeen magaalada Vancouver Canada, 2001.ubax xassan

ubaxUbah Hassan waa gabadh leh, jir qurux badan, lugo dhaadheer oo qurux badan iyo indho walac walac leh oo qurux badan. Waxa lagu soo koobi karaa in ay quruxdeedu tahay mid cajiib ah. Wariyayaashuna ay ka qorayaan in ay quruxda ku darsatay dabeecad wanaagsan.ubax qurbo magazine

Magaalada New York ee wadanka maraykanka ayaa waxa ay ka mid tahay magaalooyinka lagu soo bandhigo xaragada casriga ee marba sanadka soo socda. Carwooyinka soo bandhiga dharka xaragada ayaa waxa ka qayb qaata Ralph Lauren oo ah shirkad caan ka ah dhinaca xaragada.

ubax-hassan

Hadaba Ubah Hassan ayaa waxa aytahay gabadh uu Ralph Lauren u xushay in ay ka mid noqoto habalaha u xayaysiinaya xulkiisa xaragada.

 

Check Also

Weedho Ama Oraahyo Murti Leh

1. Gabar kasta oo careysan ama murugaysan waxaa ka dambeeya nin aan wax fikrad ah …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *