Liiska Jaamacadaha Lacag La’aanta Ah Ee Germany & Finland Iyo Sida Aad Ku Heli Karto

Waxaa jira jaamacado badan oo Europe ku yaala kuwaaso siiya ardayda oo dhan wax barasho bilaash ah, Jaamacadahaan Germany-Finlandqarashkooda dowlada ayaa bixisa. daryeelmagazine.com waxay halkaan idin kugu soo bandhigaysaa liiska jaamacadaha wax barashada bilaashka ah bixiya ee ku yaala wadamada Germany iyo Finland.

Hoos ka akhriso liiska jaamacadaha lacag la’aanta ah ee dalka Finland:

  • University of Helsinki
  • Henken school of Economics
  • Aalto University
  • University of Oulu
  • University of Lapland
  • University of Tampere
  • University of Turku
  • University of Vaasa

 

Halkaan hoose ka akhriso jaamacadaha bixiya waxbarashada bilaashka ah ee dalka Germany: 

  • Dortmund University
  • Hamburg University
  • Homboldt-University, Berlin
  • Free University of Berlin
  • Friedrich Schiller University, Jena
  • Friedrich-Alexander University, Erlangen-Nurnberg.
  • Hamburg Media School
  • Humboldt-University, Berlin
  • International School of Management ISM, Dortmund
  • International University, Bremen
  • International University in Germany
  • Johannes Gutenberg University
  • Ludwig Maximilians University, Munich
  • University of Stuttgart
  • University of Berlin
  • University of Rostock
  • University of Bremen
  • University of Oldenburg
  • Aachen University of Technology
  • Brandenburg Technical University of Cottbus
  • Frankfurt University

Check Also

Weedho Ama Oraahyo Murti Leh

1. Gabar kasta oo careysan ama murugaysan waxaa ka dambeeya nin aan wax fikrad ah …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *