Laki Xaaji Wacays Oo Style Cajiib Ah Lasoo Baxday 2015

Fanaanada codka macaan ee  Laki Xaaji Wacays ayaa soo saartay hees cusub oo hal ku dhigeedu yahay Muhasho. Waa Hees wadata music casri ah muuqaal loo bogay iyo weliba stlyle cusub oo cajiib ah.

Ka bogasho wacan:

 

Check Also

xikmad badan

QISO DHAB AH: Oday Xikmad Badan

Nin oday ah ayaa u tamashle tegay webi u dhawaa si uu u soo daawado, …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *