Khadra Silimo Iyo Mursal Muuse Oo Sameeyay Arrin Aan Laga Filayn

khadra silimoFanaaninta kala ah Khadra Cabdi(Sinimoo iyo Mursal Muuse Cumar) oo ka Mid ahaa Aasaasayaashii Kooxda Xidigaha Geeska ayaa Shaaca ka Qaaday inay ka Baxeen Kooxdaasi.

Fankoogana ay U Madax Banaanyihiin,Waxaa Jiray Khilaaf in Muddo ah u Dhaxeeyay Labadan Fanaan iyo Gudoomiyaha Kooxda Laabsalaax iyo Musicianka Ahmed Wali Furinle,Taasi oo Arimaha la isku qabtay ay ka Mid ahaayeen si Kooxda Dowlada S/land Dhaqaale loogu Helo in la Sameeyo Warar Been Abuur ah oo ay ka mid ahaayee

Warkii Websiteyada lagu qoray ee ahaa in Xidigaha Geeska looga Yeedhay Magaalada Muqdisho iyaguna ay diideen.Warkaasi oo uu Mr Laabsalaax sheegay in kooxdu aanay Xamar u socon sidaa darteedna Dowlada S/Land ay aiisay Dhaqaale Wanaagsan.

Hadaba Labadan Fanaan ee Mursal iyo Khadra ayaa Arintaa in Muddo ah ku daba joogay in la cadeeyo inuu ahaa Khalad Shaqsiyaad gaar ahi ay Dan ka lahaayeen iyaguna aanay Jeclayb In Taageerayaashooda loo galiyo Cadaawad maadaama ay Fanaaniintu yihiin Kuwo u Heesa cid kasta oo Af-Somali ku Hadasha..Sidaa Darteed waxay Ogaysiinayaan Taageerayaashooda Meel kasta oo ay Joogaan Inay kasoo Baxeen Kooxdaasi Xorna u Yihiin Fankooda kuna Biiri Karaan Koox kasta oo ay u Arkaan Inay Faa’iido u leedahay Fankooga.una Heesayaan oo ay Jecel Yihiin Dhamaan Dadka Soomaaliyeed.

Check Also

Yaa Soo Diray Casumaadda? (QISO)

Lamaane dhalinyaro ah oo is guursaday ayaa degay guri cusub iyagoo ku camiray alaabo badan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *