Joojinta ka fikirka iyo Danaynta waxay Dadku Kuu Maleeyaan

sida loo joojiyo ka fikirka iyo danaynta waxay dadku aaminsan yihiin kuu maleeyaanMuuqaalkan waxaan kuugu soo bandhigi doonaa sida loo joojiyo ka fikirka iyo danaynta waxay dadku kuu maleeyaan si aad u kordhiso kalsoonida naftaada islamarkaana aad u noqoto qof ku faraxsan noloshiisa.

Dadka isku kalsooni ma daneeyaan waxa ay dadka kale aaminsan yihiin gaar ahaan  haddii hadallada ay dadku yidhaahdaan aanay la mid ahayn waxa ay lafahooda ka aaminsan yihiin.

Daawasho wacan:

 

 

Check Also

Shaqsiyad Wanaagsan

3 Arimood oo ka qayb-qaadan karta in aad dhisato Shaqsiyad Wanaagsan

1. Marnaba habalan qaadin waxa aadan oofin karayn: Waa muhiim mararka qaaar in aad naftaada …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *