Iska ilaali Arrimahaan, Haka Hadlin kulanka koobaad…!

Kulanka koowaad ayaa aad lagama maarmaan u ah lamaane kaste, waayo waxa uu kusii waarayaa maskaxda labada qofba, waxaanuu raad qurux badan kaga tagayaa noloshooda dambe, isaga oo aan maskaxdooda ka bixin marnaba.kulanka

Hadaba waxaa jira waxyaabo fudud oo ay tahay in aad ka digtoonaatid kulanka koowaad ee aad lamaanahaaga la yeelatid, sida mawaadiic iyo waxyaabaha laga wado hadlo qaar kamid ah, waxaana jiro mawduucyo ay tahay inaad ka fogaatid, si aanuu raad xun kaga tagin xidhiidhkiina dambe waxaana kamid ah:

-Iskaga dheeroow aragtiyada siyaasada.

-Haka sheekaynin kana hadlin malal, marnaba aaynuu kaa maqlin waan caajisay amaba malalay.

-Ha u dhaadhicin tafaasiisha, gaar ahaan kuwa xidhiidhka la leh qofkii ay hore nolosha u wada wadaagi jireen.

-Daacadnimada  aad ugu talax tagtid ee kusaabsan dareenkaaga.

Check Also

Yaa Soo Diray Casumaadda? (QISO)

Lamaane dhalinyaro ah oo is guursaday ayaa degay guri cusub iyagoo ku camiray alaabo badan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *