Iphone 6 Oo Suuqa Soo Galayo, Daawo Siduu U Ekaanayo

Inkastoo hada ka hor soo baxeen muuqaalo la sheegayo in ey kasoo baxsadeen Apple oo tusinaya qaabka iPhone 6 u ekaan doono. Video-gan oo mantay lasoo saray online ayaa tusinaya iPhone 6 kaasoo ka weyn noocyadii ugu dambeeyay.

Kan ayaa iska leh 4.7inch muraayad ah uuna soo bixi doon bisha 8aad ii sanadkan 2014. Website Fransis ah nowhereelse.fr ayaa maantay muuqaalka video-ga iyo sawiro shaaciyay. Waxa warka sheeganaya in bil kabacdi uu xigo doono mid 5.6inch xajmigiisu yahay.

Si kastoo ahaataba warkan ayaa sheegin wax kale uu ka koobnaan doono iPhone-kan iyo wadamaduu kasoo hor bixi doono.

Daawo iphone 6 iyo siduu u ekaanayo:

Check Also

adeegyada google

Haddii Aad Isticmaasho Adeegyada Google Sida Playstore, Gmail, Google Photos….

Ma isticmaashaa adeegyada kala duwan ee Google; Sida Baadhista, Email ka (Gmail), khariiradaha, kaydinta sawirrada, …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *