Integration TV Iyo Qeyb Cusub Oo Aad U Xiiso Badan

Integration Tv qeybtiisa shaah iyo sheeko ayaa lagu soo qaatay  qodobo kala duwan oo ay mid yihiin, Hodan Naleye oo ka sheekaynaysa qeyb ka mid ah nolosheeda qaaska ah sida dhibaatooyinkii ay kala kulantay burburkii qoyska ee ku yimid dhibaatooyinkii ay martay maadama ay noqotay hooyo kaliigeed caruurteeda korinaysa.

Qodobada kale waxaa ka mid ah, dhibaatooyinka dadka maskaxda ka xanuunsan  ay kala kulmaan bulshada soomaaliyeed.

Daawasho wacan:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *