Hadii Aad 7-daan Calaamadood Ku Aragtid Jaceylkaaga Ogoow Kuuma Qalmo

jaceylkaagaAstaamahan waa kuwa halis badan, walow laga yaabo in aad qaar ka mid ah ku aragto jaceylkaaga, hadana hadii aad intooda badan ku aragto, ogoow faa’iido kama soo socotoxiriirkiina, ee kasii fikir sidaas ku bedeli laheyd qorshaha mustaqbalkaada qoys ahaaneed

1- Go’aan adag ma ahan qof taladaadu muhiim la ahaan doonto, marka aad nolosha ku midowdaan.
2- Dhageysi la’aan ma ahan qof aad hadal isku fahmi doontaan, waayo maba ku dhegeysan doono.
3- Khilaaf abuure hadii adinkoo is shukaansada khilaafkiinu badan yahay, marka aad qoys yagleeshaana, waa ka daroo dibi dhal.
4- Haasaawe badane qofka dadka la haasaawe, nin iyo naag wuxu doone ha ahaadee, lamaankiisu kuma niyad samaado.
5- Bakhiil qofka bakhiilka ah.dhabcaanka ah, dadkoo dhan ayaa neceb, mana jiro qof jecel inuu nolol la wadaago.
6- Turxaan bixiyaha hadalka Waa qof jecel inuu ogaado xaraf walboo hadalkada ka mid ah waxaad ula jeedo, taasina waxey dhalisaa khilaaf joogta ah.
7- Balan la’aan .!

Check Also

5 Tallaabo Oo Aad Kusoo Jiidan Karto Qofka Aad Jeceshahay

Tallaabooyin aad ku soo jiidan karto qofka aad jeceshahay Sideed u soo jiidan kartaa qof …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *