Hababka Cayilka La Iskaga Ilaaliyo Ramadaanka Kadib

Waa markale iyo Cooking With Hafza, muuqaalka maanta waxa uu ku saabsan yahay waxyaabaha Hafza ay samayso si ay cayilka iskaga ilaaliso ramadaanka kadib.

Dad badan ayaa quraacda ka taga iyagoo u arkaya inaysan muhiim ahayn ama iyaga oo doonaya inay cayilka iska ridaan balse waxaa la ogaaday in dadka aan quraacan inay ka buuran yihiin kuwa quraacda cuna sababtoo.

Quraacdu waa cuntada ugu muhiimsan waana shidaalkii ku qofku ku shaqo tagi lahaa si uu u guto howl maalmeedkiisa.

Hadaba waxyaabaha cayilka la iskaga ilaaliyo waxaa ka mid ah in la cuno quraac caafimaad leh, jimicsi, cabbista biyo badan, socodka lugta ah iyo in la iska ilaaliyo macmacaanka sida xalwada, doolsha iwm.

Daawasho wanaagsan:

Check Also

maraq, suugo, cooking with hafza

MARAQ MACAAN: Moos Iyo Caano Qumbe

Kusoo dhawaada Cooking With Hafza, maanta waxay idiin haysaa maraq cajiib ah oo laga samaynayo …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *