Gabar Somali-yad Ah Oo Wacdaro Cajiib Ah Ka Dhigtay Arab Got Talent

Halkan waxaan idinkugu soo gudbineynaa Gabar asalkeedu Soomaali yahay balse ku nool dhalashana ka heysata dalka Ingiriiska, taasoo wacdaro cajiib baddan ka dhigtay barnaamijka caanka ah ee Arab Got Talent.

Gabadhaan ayaa soo bandhigtey arrin cajiib badan oo dhammaan bulshadii Carabta ee goobta joogtey u sacab tumeen, ugu danbeyna sababtey in garsoorayaashii barnaamijka dhammaantood u codeeyeen in ay tahay arrin cajiib ah.

DAAWO MUUQAAL WAXA AY SAMEYSAY

Check Also

saxaabi Bilaal Binu Rabaax

Xaguu Tagay Bilaal Binu Rabaax Geeridii Nabi Maxamed SWC Kadib?

Bilaal Binu Rabaax, waxa uu ahaa saxaabi muslim ah oo qiimo badan siiba xiligii nabi …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *