Gabadhu Arrimahaan Ayay Xaq Ugu Leedahay Inuu Gacaliyeheedu U Sameeyo

Rag Iyo Dumar Waay isku Baahan Yihiin oo Alle Weyne Ayaa Wax Iskugu daray Waana Sunno rabaani Ah oo Soo Jireen Laga Soo Bilaabo Aabo Adan Iyo Hooyo Xaawo Oo Laga Abuuray Aabo Addan Feertiisa, Dadka Aduunka Jogana Waxat ku Bateen Ama Ku Tarmeen Waa In Raga Iyo Dumarka Isku Darsan Wax Qeyr Qabo Saa Allaah Ku Quudiyo Owlaad Xalal Ah Sidana Ay Ku Batan,

Saas oo Ay tahay Hadana Waxa Labadaba Markay Isku Darsan Wax Ama Is Guursadan Maherna Dhax Maro Waxa Dhaxdooda Ka Dhasho Xaquuq Badan oo Labada Qof Isku Yeshan Taas Oo Ah Mid U Bahan In Qof kastaba Goonidiisa Kaga Soo baxo, Si Midba Midka Kale xaqiisa Uusan U Galin Una Ilaaliyo Qalbigiisa, Waxa Waajib Ah Xaquuqda Labada Qof ay Sidii Logu Tala Galay u Gutaan Waana Mid Muhiim U Ah Jiritaanka Reerkasi Dhisan.

Gabdha Xaqa Ay Ku Leedahay Ninka Ayaa Ka Badan Midka uu Ku leyahay Gabdhaha Waayo gabdhaha Waa Masakiin Sida Darteed Diintena Islamka Waxay Siisay Xaquuq Sa’id Ka Ah Mida Raga Si Ay Laabtooda Ugu Dagto Iyagana Markas Ku farxan Wanaga Ay Haystan Iyo Macaanka Diinta Islamka, Dumarka Caqli Leh waxay Fahman Diinta Markasay Ku Dhaqman Sidi Logu Tala Galay Iyago Dhowra Xaqa Ninkooda Kana Xaaqto xaqooda,

Nabiga Salallaahu caleyhi Wasalam Wuxu Yiri::(Marku ka hadlayay Xaqa Ay Gabadhu Ku Leedahay Ninkeeda) Marku Wax Cunaayo Waa Inay Cunta Iyadana, Marku Labis Gato Waa Inuu u Labisa Iyadana, Waa Inu Wajiga Wax Kaga Dhufan, Waa Inusan Ku Oran Wajigaga Madow,Waana Inusan Kaga tagi Guri Mooyane, (Yacni Marku xanaaqo Inusan Guriga Ka Bixin Oo Qeyb Guri Ka Mid Ah Kaga Haajira) (Waxa Wariyey Al-Baani)

Raga Inta Badan kama Soo baxan Xaqa Lagu leyahay waayo waxad Arkaysa Rag Iyago Xaq Lagu leyahay is Moodsiiyo Kuwa Gabdhaha Ay Qaban Dhigin Dhaqina!! Raga Qaar Waxad Mooda Inu Xaywanka Ka Caqli badan yahay Subxanallaah!! Xaas Bu leyahay Maqayada Ayuu Ka Soo Qadayna Iyadana Wuxu Ku Dhahaya Casho No Kari Qado Ma Rabne Taas Waa Nooc Ka Mid Ah Qayanaada, RaGo Ka Soo Baxa Xaqa La idinku leYahay Oo Ilaaliya Gabdhaha Muslimiinta Ah ee Aad Qabtan Gur Yahana Idiin Joogo,
Dumarow Dhowra IlaaliYa Hana Ku Tagri Falina Ragiina Ha Orana Asigan U Joga oo Waxaan Rabo Ayaan sameyan Ogow Oo Ilaali Maalkiisa Iyo Naftadaba Intaba Asiga Idinka Mas’uul Ah Kuna Dhaqama Diinta Noqda Qoysas Wanaagsan Allaah ka cabsado Caabduna.(Eebe Waxan ka Baryeena Inu Wanaajiyo Reeraha Muslimiinta

Check Also

Successful Husband

10 tips on being a Successful Husband

By: IslaamInfo Source: IslaamInfo Being a good spouse is important in any marriage. Marriage should be a …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *