Filim Xiiso Badan Oo Ay Jilaayaan Dhalinyaro Soomaaliyeed

Waxaa soo baxay filim cusub oo la magac baxay Hoygii Geerida (Death Home), kaasoo ay jilayaan dhalinyaro Soomaaliyeed, isla markaana leh qiso isugu jirta jaceyl iyo hami adduun.

Filimkan oo goos gooskiisa soo ayaa  baxay waxaa isagoo dhameystiran la daawan doonaa maalmaha Ciida ee bacda Ramadaan, hadii Alle idmo.

Daawo horudhaca filimkaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *